Qarax lagu dhaawacay siyaasiyiin caan ah oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso uu ka dhacay agagaarka Isgooska Beexaani ee degmada Shibis ee Gobolka Banaadir, waxaana qaraxan lagu soo waramayaa in uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa la sheegay in lala eegtay gaari ay la socdeeen Xildhibaan hore Muxudiin Xasan Afrax iyo siyaasiga Xuseen Caraale, … Continue reading Qarax lagu dhaawacay siyaasiyiin caan ah oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya